
Garoowe: Iska Horimaad Sababay Khasaaro Dhimasho iyo Dhaawac
Garoowe – Iska horimaad hubeysan oo ka dhacay magaalada Garoowe ayaa sababay dhimashada laba askari, halka afar kale ay ku dhaawacmeen, oo uu ka mid yahay Taliyihii Garoonka Diyaaradaha ee magaalada. Wararka hordhaca ah ayaa sheegaya in iska horimaadka uu ka dhacay Kantaroolka dhinaca Bari ee Garoowe, halkaas oo ay isku dhaceen ciidamada booliska iyo…