
Guddoomiyaha Midowga Afrika Maxamuud Cali Yuusuf Oo Soo Gaaray Muqdisho
Muqdisho, Soomaaliya – Guddoomiyaha Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa saakay soo gaaray magaalada Muqdisho, halkaas oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay. Booqashadan ayaa la filayaa in ay muhiim u noqoto xiriirka Soomaaliya iyo Midowga Afrika, iyadoo mudane Maxamuud Cali Yuusuf uu kulamo la yeelan doono madaxda sare ee dalka. Soo Dhaweynta Guddoomiyaha…