
Turkey waxay heshay xuquuq 90% ah oo ku saabsan saliida iyo gaaska Soomaaliya, sida ku cad heshiiska cusub
Waxaa la shaaciyay heshiis ballaaran oo dhexmaray Turkiga iyo Soomaaliya, kaas oo si rasmi ah loogu gudbiyay Baarlamaanka Turkiga si loo ansixiyo 22-da Abriil 2025. Heshiiskan ayaa ah mid taariikhi ah oo xambaarsan danaha dhaqaale, difaac iyo siyaasadeed ee labada dal, gaar ahaan Turkiga oo helay awoodo iyo faa’iidooyin ballaaran oo aan caadi ahayn. Sida…